Madaxweyne Waare oo soo saaray wareegto xilka looga qaaday taliyeyaal ciidan (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii Waxaa looga qaaday taliyihii ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan ee Hirshabelle  Cabdi Maxamed Cali (Aweys) iyo ku-xigeenkiisa Cabdiqaadir Maxuud Ow-bakar (Dhagaweyne) Sidoo kale, Madaxweynaha Hirshaballe ayaa u magacaabay  Taliyaha Cusub ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan Colaad Cabdullaahi Cusmaan. Sababta xilka looga … Continue reading Madaxweyne Waare oo soo saaray wareegto xilka looga qaaday taliyeyaal ciidan (Akhriso)